Maxaa ka jira in Cabdixakiin Dhoobo Daareed loo magacaabayo Safiir ?

Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay warar sheegayay in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Dhoobo daareed loo magacaabayo Safiir. Dadka warkan faafiyay ayaa sheegay in Dowlada federaalka Soomaaliya ka dhigeyso Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalka Eritrea. Warkan waxaa si adag … Continue reading Maxaa ka jira in Cabdixakiin Dhoobo Daareed loo magacaabayo Safiir ?